How to register on Myshaqo as an Employer

 

Fiidiyowgani wuxuu ku saabsan yahay sida aad isu diiwaangeliso websaytka myshaqo.com.

Waxaad arki doontaa:

– Isqoriska

– Sida loo buuxiyo akoontigaaga

– Sida loo xayasiiyo shaqo

 

Register as an employer and find the best Somali employees.