How to register on Myshaqo as a job seeker

 

Fiidiyowgani wuxuu ku saabsan yahay sida aad isu diiwaangeliso websaytka myshaqo.com.

Waxaad arki doontaa:

– Isqoriska

– Sida loo buuxiyo akoontigaaga

– Sida loogu kaydiyo CV bartaada myshaqo.com

 

Register and find Somali jobs and Somaliland jobs.